Home » Archives by category » Maqaalo

TIRSIGA DHEELLI-TIRAN EE DAHABIGA AH W/Q: Dr. Saadiq Enow

Fal kasta marka lagu dhaqaaqayo wuxuu u baahan yahay jaan-gooyo lagu qotomiyay ee ka yimid maan aanan la hafran. Xikmaddu waxay hagaajisaa mira-dhalka laga filayo natiijada falka lagu dhaqaaqayo. Sidaas darteed beega qorshe-hagaajinta waxaa lagaga bad-baadaa in nolosha aadamigu ay u heehaabto heer howtal-hamag. Eebaha boqorka ah ee aan lala yeelan xukunka iyo saamiga, wuxuu [...]

Weerarkii uu Jarmalku ku qabsaday Poland wuxuu ku magacaabay Ololihii Sebtember (September Campaign). Waxaa ka qeyb-qaatay ciidan tiradiisu dhan yahay 1,500,000 oo ay weheliyaan 2,750 oo taangi iyo 2,315 oo dayuuradood. Markii uu weerarkaas bilowdey, qiyaastii laba toddobaad kadib (17/ 9- 1939-kii), waxaa dhanka bari ka soo weeraray dalka Poland ciidankii casaa (The Red Army) [...]

Continue reading …

Wadnahu waa xubin hilib ka sameysan (Myogenic Organ) oo aynu ku wadano laabta dhankeeda bidic. Wuxuu kamid yahay xubnaha saldhigga u ah nolosha jirka. Muddo qarniyo badan ah ayuu aadmigu si gaar ah ugu howlanaa kororsiga ogaallada ku hareereysan xubintan. Wixii ka horeeyey qarnigii 20-aad, tallaabooyinka uu aadamigu u qaaday dhanka garashada asraarta wadnaha, waxay [...]

Continue reading …

Casharkii XIX-aad Weerarkii ka bilowdey geeska Afrika oo Talyaanigu uu ku qaadey Itoobiya, iyo kii ka bilowdey bariga-fog ee Jabaanku uu ku qaadey Shiinaha, jamciyaddii caalamiga ahayd (League of Nations) waa ay ka aamustey. Sababtu waxay ahayd dowladaha hor-boodayay jamciyadda (Ingiriis, Faransiis iyo Mareekan) oo aanan xilligaas qorsheysan in ay ka qeyb-qaataan dagaal dunida ka [...]

Continue reading …

Markasta oo lagu xeel-dheeraado fahamka aayadaha abuurka ah, waxaa si wacan loo helayaa ogaallada la xiriira aayadaha ooraaheed ee ku soo aroorey kitaabka quraanka ah. Taas ka soo  hor-jeedkeeda waxaa ah, markasta oo caadifad la raaco oo laga fogaado jaan-tusyada abuurka iyo cimilada, waxaa lagu sikanayaa nolol ah fadhiid iyo fadhi ku-dirir. Waxaa laga fogaanayaa [...]

Continue reading …

Sheekh Abuu xassaan baa qoray maqaal uu ku suntay “Iska dil” , anigu waxaan ka fahmay muslimka sabab iyo sabab la’aanba iska dil, laakiin maqaalku kama hadlin in dadka la iska dilayo dhinac walba laga dilayo, si walbana loo dilayo; Sidaa darteed waxaan jeclaystay in aan qormadan qeybteeda koowaad ku soo bandhigo siyaabaha kala duwan [...]

Continue reading …

Xaaladda aadka u murugsan ee ku habsatay umadda Soomaaliyeed ayaa waxay keentay in  wax walbaa is dhexyaacaan,bililiqaduna ay noqotay mid iska caam ah oo aan xitaa laga xishoon. Waxyaabaha ay bililiqadu saamaysayna waxaa ka mid ah dhinacyada kala duwan ee saxaafadda. Waxaa telefishan walbaa kaaga soo boodaya mid ku leh weriyaan ahay, xitaa wax kale [...]

Continue reading …

Dabkii ka shidmay Geeska Afrika (Dhacdadii Wal-waal) waxaa xigay colaad baaxad wayn ee ka aloosantay meelo kamid ah gobollada dunida. Middeedii ugu horeysey waxay ahayd dab-shid ka qarxay koonfur-galbeed qaaradda Yurub. Dalka Isbaaniya ayaa markaas waxaa ka hurey dagaal-sokeeye oo ay ku riiqmeen dadkii ku dhaqnaa halkaas. Colaaddaas oo socotay muddo saddex sano ku dhowaad [...]

Continue reading …

Qore: Xassan Xayle Talaabo lama filaan ah Ma aheyn arrin la rumeysan karo in xubnaha Baarlamaanka ay sameeyaan INQILAAB aan dhiig ku daadan, daqar iyo dhaawac fudud mooyaane, ayna ku dhawaaqaan inay xilka ka qaadeen Af-hayeenkii Baarlamaanka Shariif Xassan Sheekh Adan, haddana ay ku talo jiraan inay gudoomiye cusub magacanaan?! Intaa waxaa dheer, xildhibaanada gudoomiyenimada [...]

Continue reading …

Gogoldhig: Buuggan taariikh nololeedka Madaxweynehii Hore Cabdullahi Yuusuf waa ogaankay buuggii ugu horreeyey ee uu madaxweyne Soomaaliyeed toos u qoro isagoo nool kaddib markii uu xilka ka degay. Wa qoraal daahfuraya oo ifinaya dhacdooyinkii badnaa ee isdaba-joogga ahaa ee ka socday guud ahaan geeska Afrika, gaar ahaanna dalka Soomaaliya lixdankii sano ee ugu dambeeyey (1950-2010kii). [...]

Continue reading …

1.  Introduction   The Somalis use both solar and lunar calendric systems. The Lunar year, which months correspond to the moon phase cycle, is approximately 354.37 days. The months of lunar year systematically shift with respect to the cycle of the seasons. The lunar calendar is used for religious observations; social, economical, and legal contracts. [...]

Continue reading …

Ruuxii aan ogeyn ha ogaado, ruuxey ka dahsoontahay ha u cadaato, ruxii ka ilduufsan haku baraarugo, dalakeyna Somaaliya kuma taagna waddadii qaranimada, umana jeedo qibladii dawladnimada!! Muddo 10 sano ka badan waxaan ku jirnay maaweello iyo meel u dhexeysa dawlad iyo dawlad la’aan.  Waxaan joognay “ Jabal al-acraaf” u dhexeysa nolo iyo geeri. Waxaa muuqata [...]

Continue reading …
Page 1 of 41234