Home » Archives by category » Maqaalo (Page 4)

Mawqif kala duwan Waxaa dharaarta ka cad in xaaladda siyaasadeed ee dalka ka taagan ay tahay mid xush ah ama aad u jilicasan oo, isla markaana, ay muuqto inaysan laheyn qorshe sugan oo ka ambaqaada argti ku jihiheysan maareynta umuuraha socda iyo qaarka sida lama filaanka ah ku yimaada Xaqiiqadaas waxaa tusaale cad u ah [...]

Continue reading …
Continue reading …

Kitaabka quraanka ah ooraadiisu maahan mid la hadleysa meel maran. Bal waa ooraah leh yool ay kula hadleyso guud ahaan aadamiga si ay u gaarsiiso xaqiiqada ay noloshu ku dhisan tahay. Si gaar ah waxay ula hadleysaa intii sheegatay in ay rumeeyeen. Waa kitaab qofkii u dhega nuglaada, uu ka helayo lab faxan iyo nuur. [...]

Continue reading …

Gogoldhig Buuggan Taariikh Nololeedka Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf  waa ogaankay buuggii ugu horreeyey ee uu madaxweyne Soomaaliyeed toos u qoro isagoo nool kaddib markii uu xilka ka degay. Wa qoraal daah furaya oo ifinaya dhacdooyinkii badnaa ee isdaba-joogga ahaa ee ka   socday guud ahaan geeska Afrika, gaar ahaanna dalka Soomaaliya lixdankii sano ee ugu dambeeyey (1950-2010kii). [...]

Continue reading …
Continue reading …

Shalay, 29 Oktoobar 2011-kii, waxaan xaflad ay isugu yimaadeen qalin-maal, suugaan-maal iyo dadweyne fara badan, oo ka dhacday magaalada London ee waddanka UK, aan ku soo bandhigay milicsiyo ka mid ah buuggii dhaxal-galka ahaa ee uu qoray Khaalid Cali-Guul Warsame – waa buuggii Hirarkii Taariikhda iyo Halgankii Soomaalida. Buugga, oo marka la fiiriyo sida farshaxannimada [...]

Continue reading …

Casharkii XIV-aad Khudbaddii uu Boqor Cismaan ka jeediyay Boosaaso, waxay soo af-jartey dagaalkii la magac-baxay Dagaalkii Shanta Sanadood ee Soomaaliya (Cinque Anni di Guerra in Somalai). Cesare Maria De Vecchi, oo ahaa xaakimkii Talyaaniga, islamarkaana hoggaaminayay dagaalka, buug uu ka qorey ayuu ku soo ururshey sheekooyinka ka harey dhacdooyinkii dagaalka. Wuxuu qoraalkiisii ku soo gabagabeeyey war-bixin [...]

Continue reading …

Muranka iyo is qabqabsiga caadada u noqotey masuuliyiinta sarsare ee dawlad kastoo gacan ku rimis ah oo lasoo yagleelo

Continue reading …

Ma jirto baahi kalifeysa in ciidamo Shisheeye la keeno Puntland -  Shakib dhowre 22/10/`11

Continue reading …

Qumraan waxaa lagu magacaabaa dhul-dhagaxeed ku yaal xeebta galbeed ee badda meydka ah (Dead Sea) bariga dalka Jordan. Dhulkaasi oo ah dhul

Continue reading …

Since the current efforts on the Horn all are merely aimed at easing the pains temporarily (famine, alshabab, reconciliation, peace, etc.), we still need to work for the everlasting solutions to the generating roots of the current pains we are trying to ease. So, to find such final solutions, we have to pose questions to [...]

Continue reading …
Continue reading …
Page 4 of 512345