Home » Archives by category » Maqaalo » Tacsi

War-Saxaafadeed: Tacsi tiiraanyo leh; Dabka Boosaaso iyo Dilka Dr. Axmed Xaaji

Ref: PDF/011131                                                                                                                                                                                                                                        Date: October 3rd , 2011 www.puntlanddiaspora.org                                                                                                                                                                             mediarelations@puntlanddiaspora.org Waxaa maamulka guud ee Ururka PDF uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan Shacabka Soomaaliyeed iyo Shacabka Puntland ee ku cayroobay dabkii naxdinta lahaa ee qabsaday Suuqa Boosaaso.  Waxaa kale oo tacsi taas ka sii tiiraanyo weyn aan u diraynaa qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu [...]

Annaga oo ah jaalliyada reer Puntland eek u dhaqan dalka Australia iyo inta ku meelgaarsan waxaan tacsi u diraynaa eheladii iyo dhamaan dadka reer Puntland geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Hussein Mohamed Egal oo dhowaan ku geeriyooday magaalada Gaalkacayo. Xussein wuxuu dalka ka soo qabtay masuuliyaad tira badan dhinaca ciidamada iyo dhinaca shacabka labadaba. [...]

Continue reading …

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee degan Switzerland waxay si qushuuc leh tacsi ugu dirayaan dhammaan caruurta iyo eheladda ay ka geeriyootay marxuumad Faadumo Ciise Cadale ee ku geeriyootay magaalada Zurich ee wadanka Switzerland. Waxan si gaar ah ugu tacsiyeyneynaa inta ay dhashay, inta ay sii dhaleen iyo eheladeeda oo dunida daafaheeda kala jooga. Waxan Eebe uga baryeynaa [...]

Continue reading …
Continue reading …

Shalay, 29 Oktoobar 2011-kii, waxaan xaflad ay isugu yimaadeen qalin-maal, suugaan-maal iyo dadweyne fara badan, oo ka dhacday magaalada London ee waddanka UK, aan ku soo bandhigay milicsiyo ka mid ah buuggii dhaxal-galka ahaa ee uu qoray Khaalid Cali-Guul Warsame – waa buuggii Hirarkii Taariikhda iyo Halgankii Soomaalida. Buugga, oo marka la fiiriyo sida farshaxannimada [...]

Continue reading …

Cambaareyn iyo tacsi

Continue reading …