Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta xafiiskiisa ku qabtay shir jaraa’id oo uu uga hadlayey geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Xildhibaan Mowliid Macaani Maxamud iyo Faysal Xaaji Cilmi. SHIR JARAA’ID TACSI QARAN – 08 APRIL 2012 MUDANE MOWLIID MACAANI MAXAMUD INNAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHU RAAJICUUN Ugu horreyn waxaan si guud [...]
Matt Baugh: “Soomaalidu waa dad jecel doodda siyaasadeed!” Qaybtii 2aad WQ. Cabdulqaadir M. Wacays Email: cmwacays@yahoo.com Qaybtii hore ee falanqayntan waxay innoo joogtey wakiilkii xilligaas dowladda Ingiriiska u qaabilsanaa Soomaaliya Mr. Matt Baugh oo la ashqaraarey sida ay aqoonyahannadii qurbejoogtu sidii shinnidii ugu soo xoomeen bog-yarehiisii (personal blog), asagoo boqollaalkii qof ee jawaabaha ka sugayeyna [...]
Continue reading …HOOS ka daawo Aaskii Qaran ee loo Sameeyay allaha ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo maanta lagu aasay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Hoos ka dhageyso barnaamij gaar ah oo Radio Muqdushu ka baxay looguna tacsiyaynayo alaha u naxariistee madaxwenihihii hore ee Somaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed: Riix Halkaan Si Aad [...]
Continue reading …Muqdisho, March 11, 2012——Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safaro shaqo oo uu ku soo kala bixiyey dalal fara badan. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigii la socday ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde, halkaas oo ay ku [...]
Continue reading …Garowe February 18, 2012—–Shirkii Dastuur u sameynta Soomaaliya ee loogu magac daray Garowe2 isla markaana magaalada Garoowe ka soconayay saddexdii maalmood ee ugu dambeysay ayaa caawa saq dhexe la soo gabogabeeyey iyada oo lagu gaaray heshiis buuxa oo ku aadan Nidaamka dalka lagu dhaqayo, Nooca Baarlamaan ee uu yeelanayo iyo weliba hirgelinta Mabaadii’dii Garowe. Xaflad [...]
Continue reading …Muqdisho, February 10, 2012——-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali oo ay wehlinayaan xubno ka tirsan golaha Wasiirada ayaa saaka booqday dhaawacyada ku jira Isbitaal Madiino kuwaasoo ku waxyeeloobay Qaraxii ka dhacay labo cisho ka hor Baar Fatxi. Wasiirada ku wehliyay Ra’iisul Wasaaraha booqashadiisa ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Caafimaadka Dr. C/casiis Sheekh Yuusuf, [...]
Continue reading …Waxaa magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari xalay “ Jimcaha 10/Febraayo/2012” ku geeriyooday Allaha u naxariistee Liibaan Yaasiin C. Keenadiid oo indhowaalaba halkaas ku xanuunsanaa. Waxaa halkaan tacsi looga dirayaa walaalahiis, reer Cismaan Yuusuf iyo dhammaan reer keenadiid . Ilaah ha u dambi dhaafo janadii fardowsa alla ha geeyo. Aamiin Aamiin.
Continue reading …Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Matt Baugh, Ergeyga gaarka ah ee UK. Labada mas’uul ayaa waxey ka wada hadleen xiriirka labada dal, arrimaha roadmap ka iyo horumarka laga sameeyey sida Go’aanadii Garowe (Garowe Principles) iyo shirka 23ka Febraayo lagu wado inuu ka dhaco London. Ergeyga gaarka ah ee [...]
Continue reading …Markasta oo lagu xeel-dheeraado fahamka aayadaha abuurka ah, waxaa si wacan loo helayaa ogaallada la xiriira aayadaha ooraaheed ee ku soo aroorey kitaabka quraanka ah. Taas ka soo hor-jeedkeeda waxaa ah, markasta oo caadifad la raaco oo laga fogaado jaan-tusyada abuurka iyo cimilada, waxaa lagu sikanayaa nolol ah fadhiid iyo fadhi ku-dirir. Waxaa laga fogaanayaa [...]
Continue reading …Video of an appreciation event to thank the Canadian government and the Republic of Turkey for responding very quickly and generously to the recent and ongoing famine in Somalia. Canada’s response was ahead of any major western country and Minister Bev Oda’s visit to the region was the first by any government representative from the [...]
Continue reading …Waxaa caawa magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ka dhacday xaflad casho sharaf aheyd oo loo sameeyey madaxdii iyo mas’uuliyiintii u timid si ay uga qeybgalaan shirka Wadatashiga ee Dastuurka dalka kuwaasoo ay ugu horeeyeen madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane Shariif Sh. Axmed, Afhayeenka Baarlamaanka Mudane Shariif Xasan, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali [...]
Continue reading …
Recent Comments