Comments for Mudugonline.com

Comment on Halgan iyo hagardaamo: Buugga taariikh nololeedka Madaxweynehii Hore ee Somaliya by abdikader
aad iyo aad ayaan u faraxsanahay inaan arko qoraalka madaxwaynaha daacada ah.

Comment on Puntland Xaggee u socotaa? Qeybtii 8-aad W/Q; Shakiib Dhowre by fatma
abti its great that you are writing articles. hope you are well.

Comment on Halgan iyo Hagardaamo- Taariikh Nololeed- Cabdullahi Yuusuf Axmed by Cabdulqaadir cismaan raage (gurumo)
waxaan aqriyay hordhaca iyo qaybta kowaad iyo labaad ee buuga uu qoray madaxwyne cabdulaahi yuusuf axmad waxayna ilatahay in ay umadda soomaliyeed ay hesho qoraalo noocaas ah oo ku saabsan xog ogaalka xalkadda soo0maliya tii hore dhexe iyo tan hadda wana run danbiga alaa xisaabiya kii jano galaya iyo kii cadaab galaya mana jiro madaxweyne soo maray soomaaliya oo aan danbi galin adanahuna wax ma xisaabiyee alaa wax xisaabiyo mana aha in qof ilahay abuuray in adanahu xisaabiyo waxanan ku talinayaa in qofkasta oo soomliyahi aqriyo buugaasi ana waan dhamaystirayaa insha alaah

Comment on Halgan iyo Hagardaamo- Taariikh Nololeed- Cabdullahi Yuusuf Axmed by cabdixakiin
soomaaliyeey nabad

Comment on Halgan iyo Hagardaamo- Taariikh Nololeed- Cabdullahi Yuusuf Axmed by cabdixakiin
ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULAAHI WA BARAKAATU DHAMAAN WALAALAHA SOOMAALIYEED  MEEL KASTOO AY KALA JOOGAAN                     walaalayaa marka horre waxaan idiin ka digayaa qofna danbigiisa inaadan ku mashquulin waayo adba danbi baad leedahay oo adi iyo cabdulaahi yuusuf kii jano fardowso galayo allaah baa og horaybaa soomaali i tiri nin illaah le looma dardaar wariyo marka taas waan kaaga digayaa tan kale hadii la fiiriyo waayo waayadii ay soomaaliya soomartay qolo wayso u dhowrantahay ma jirto ee caana daatay dabadood la qabay yaa inoo dana he aan ka codsano qoraaga inuu bilaabo qaybta labaad hana ku xuso walaalku dowladahay soomaaliya ka istaagi la dahay waxaana ugu baaqayaa qofkastoo aqrista dhanbaalkaan inuu illaahay uga baryo una duceeyo dhamaan madaxda soomaaliyeed kuwii hore iyo kuwa hada haya iyo kuwa ahaan doona waayo madaxdu haday xumaato dhamaan dadku si kastoo oo uu ufiicanyahay waa ay kadaba xumaadaan somaliyeey  nabad iyo raynrayn kana wada shaqeeya danta wadanka tan qabiilka faa iidadeedii waa fahanay oo waatan geeysay soomaalida meeshay hada jppgto fadlan qoraagu ha noo soo sheego buuga meeshaan ka helayno khaas ahaan china

Comment on Xasan Daahir Aweys; ‘Qabiilka Abgaal, Majeerteen iyo Ogaadeena gaalo raac ayay noqdeen’ (Dhageyso) by ayan
ninkan waa nin waalan waxaa waalay qabil waa daciif  liiiita  sh, ma ahan waa sheydan midka ugu weyn   waxaan leenahay   qabilka  aad cuqdad u qabtid  u dhimo

Comment on Halgan iyo Hagardaamo- Taariikh Nololeed- Cabdullahi Yuusuf Axmed by ismail omer
ninkaasto waxaa sugeysaa isaab aleh wanaag sameesto waad qeertey           shar faloo waad qashaarey walaal yaal haku dalina benshega  qofkasta tariiqda ayaa qortey waleys yaqaanaa yaa ben leysku shegin waa leys bartey      qofkaasta wuxuu rabo ayuu qori karaa laakin wuxuu yahay waa la ogyahay qeer iyo shar

Comment on Halgan iyo Hagardaamo- Taariikh Nololeed- Cabdullahi Yuusuf Axmed by zakariye
SALAAN DHAMAAN UMADA KU HADASHA AFKA SOMALIGA ,  marka hore cabdullahi in uu dambile yahay la isma weydinaayo oo waan wada ognahay taas balse wax dhamo miyaan heynaa jawaabto waa maya kuwa ka daran baa ka horeyey kana danbeyey ,,haddii buuga aan in yar ka iraahdo , waa buug aad logu bahnaa oo aan filaayo in aan ka faideysan doono ..maadama cabdulaahi dhinacyo fara badan ee dowlada ama dalka somaliya ka soo shaqeyey , wax aana ka codsanayaaa qoraaga in uu ku daro cida aan rabin in somaliya nabad ka dhalato , marka laga reebo somalida wareersan ee lacagata la weynaatey ……umada somaliyeed wax aan ugu baaqayaa in la dalbado buugaan si aan oga faideysano dhacdooyinka siyaasaded ee dalka soo marey ama hadda ku jiro ,,,taas wax eey sahleysaa in qoraaga uu buugiisa labaad bilaabo , qoritaankiisa,,,,,umada wax ku qoreeyso bogaan wax aan ugu baqayaa in xishmada laga tegin ,

Comment on Halgan iyo Hagardaamo- Taariikh Nololeed- Cabdullahi Yuusuf Axmed by Jabalkabari
Rag iyo Gabdhaba salaan.

War heedhahaya waxaan la yaabay kan dirir la yiraahdo iyo kuwo la caqli ah, marka ay ka sheekeeyaan dambi baa la galay oo heedhe caqli xume oo dufesane Somaliya ma reer asxaan loo falaad aragtay, sideedaba qofka reer yar ka dhasha ciil ayuu cadaab la galaa hadde anigu waana fahmayaa waxa kaa hadlinahayoo waxaa tahay iska ciil qabi waligii ciil ku nool, wari heedhe warka Cali dheere akhriso oo fahan, meeshan gaalka waa la wada adeegsanayaaeye ee ma markii Cabdulahi adeegsadaybaa xaaraan ah mise markii shiikh shariif uu adeegsadaa xalaal ah.? suaashaas jawaabteeda adaa lagaa rabaa, rabi ayaa dadka u dambi dhaafa cabdulahi dambi dhaafka rabi ayaa u haya, ninyahow nin calaacalaya ayaa tahaye cabdulahina buugaag calaacal ah ma qoree orodoo bulshada xanuunka kala dhexbax.

Comment on Halgan iyo Hagardaamo- Taariikh Nololeed- Cabdullahi Yuusuf Axmed by Ali DHeere
Waan soo dhaweynaynaa bal in odaygu dhiniciisa wixii dhacay ee taariikh uu banaanka soo dhigo. Waxaase jirta in dad badan aysan marna ku qanci doonin sababtoo ah waa dad qabiil madaxa ka galay. Tusaale ahaan maxay ku kala duwan yihiin sh.shariif iyo C/laahi marka la eego siyaasada SOmaliya. Jawaabtu waa waxba. Shariif meeshii C/laahi uga tagay ayuu ka sii wadaa. Ciidamo ajnabi ayaa taageera oo itoobiya ku jirto, cabdulaahina intii lagu haystay oo mudahaaraadka London looga dhigi jiray intaas bay ahayd. Waxay kaliya oo kula duwan yihiin cabdulaahi iyo Shariif waa qabiilkooda.

Bal ha la waydiiyo Tarzan iyo Eng Yariisow waxay dowladii C/laahi uga soo horjeedaan, haatana ugu biireen tan shariif????????